Al-Shabab oo Qabsatay Saldhigga Huriwaa magaalada Muqdisho

Facebooktwittergoogle_plus

alshabaab-Saldhigga Huriwaa

Saraakiisha dawladda ee degmada Huriwaa ayaa sheegay in maleeshiyo ka tirsan ururka al-Shabab ay soo weerareen saldhigga booliiska ee degmada Huriwaa caawa fiidkii.

Ciidamada Dowlada oo u waramay RadioQandala ayaa u sheegay in Saldhiga Gacantooda ka Baxday ka diob weerarkii Alshabab..

Ciidamada booliiska ayaa ka cararay Saldhiga. Wararku waxay sheegayaan inaan alshabab ay ka baxeen kadib markay ku sawireen astaantooda .

huriwaa600px-flag_of_islamic_state_of_iraq-svg

 

Facebooktwittergoogle_plus