Dilal muqdisho loogu geystay Askari ka tirsan ciidamada dowladda iyo wiil dhalinyaro ah

Facebooktwittergoogle_plus

dilalka askarta xamar

Sarkaal Bs-ta katirsan oo Muqdisho Lagu Dilay iyo Dagaal ka dhacay Lafoole

Askari-dowladda-ka-tirsan-oo-la-qabtay2

Sarkaal Bs-ta katirsan oo Muqdisho Lagu Dilay iyo Dagaal ka dhacay Lafoole

kabtan katirsanaa Ciidanka Bs-ta Dowladda ayaa lagu dilay qeybo kamid ah Magaalada Muqdisho.
Dhalinyaro bastoolado ku hubeysan ayaa degmada Wadajir ee Muqdisho ku dilay kabtan Maxamed Maxamuud Axmed oo kamid ahaa saraakiisha bs-ta.
beegsiga  ka dhan ah ciidamada dowladda ayaa ku batay Muqdisho tan iyo markii ay bilatay bisha barakaysan ee ramadaan.
Dhanka kale dagaal xoogan ayaa xalay ka dhacay duleedka Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.
Ciidamada Mujaahidiinta Alshabaab ayaa si gaar ah xalay ubartilmaameedsaday saldhiga Ceel garruun Ee Degmada Lafoole duleedka Muqdisho.
lama hayo qasaaraha dhabta ah ee ka dhashay dagaalkii xalay shabaabul mujaahidiin ku ekeeyeen  Ceel garruun oo dhacda duleedka Muqdisho.
 

Facebooktwittergoogle_plus