Ciidamada Puntland ee Burtinle oo Dowlanda Qeelo dhaan u diray iyagoo ka Dacwoonaya Shacabka reer Burtinle

Facebooktwittergoogle_plus

Bannaanbax balaaran ayaa ka dhacay degmada Burtinle ee gobolka Nugaal, ka dib markii Boqolkii Doolar($100) Doolar uu gaaray Afar Milyan Oo Shilling Soomaali(4,000,000 Sh.s).

Taliye ku xigeenka degmada Burtinle ee gobolka Nugaal, ayaa sheegay in Bannaanbaxayaashu ay gubeen taayaro iyo Xarumo Ganacsi oo ku yaala magaalada.

Ciidamada Puntland ee Burtinle oo Dowlanda Qeelo dhaan u diray iyagoo ka dacwoonaya Shacabka reer Burtinle waaa sida aad dhagahaaga ku maqlayso shacabka G/Bari Sanka yaa Xabada laga Geliyaa .

Hada Waxaa Hub uruursi ka socodo Gobolka Bari oo dhan iyo Shirar Qarsoodi ah,

Facebooktwittergoogle_plus