MADAXDA DAACISH WAXAY JOOGAAN QARDHO IYO JIDKA AY SOO MARAAN OO AH GALKACYO-GAROOWE-QARDHO-TIMIRSHE-BUURAHA QANDALA

Facebooktwittergoogle_plus

Cabdi Xirsi Cali Qarjab mp3

WAXAA LA SOO HADLAY RADIOQANDALA NIN KU SUGAN DEGMADA QARDHO OO INOO SHEEGA JIDKA AY SOO MARAAN CIIDAMADA DAACISH IYO SAANADA CIDA SIISA . WAXAA UU INOO SHEEGAY MADAXDA DAACISH HALKA AY KU SUGAN YAHIIN IYO HALKA AY KA HELAAN DHAQAALAHA .

SHACABKA REER QARDHO WAXA KA SOCDA DEEGAANKA WAXBA KAMA OGA WAX OOSHAAN GACANTA KU HAAYA WAA MADAXDA PUNTLAND MADAXWEYNAHA IYO WASIIRKA MAALIYADA IYO RAG LA SHAQEEYO OOSARAAKIIL AH.

DAACISH WAXAY FADHIYAAN OO AY ABAABULKA KA WADAAN DEGMADA QARDHO , GUDOOMIYAHA DAACUISHKA SOOMAALIYA CABDIQAADIR MUUMIN WAXAA UU KU SUGAN YAHAY DEGMADA QARDHO MAANTA HOGAAMIYAHA WAA NIN XANUUNSAN OO U BAAHAN DAAWO MAALIN WALIBA BUURAHA QANDALA ISBITAAL KUMA YAAL .

CIIDAMADA DAACI WAXAY KA IMAADAAN KOONFURTA SOOMAALIYA WAXAA LA SOO MARIYAA DHULKA JIDKA AY SOO MARAAN OO AH GALKACYO GAROOWE QARDHO MARKAY YIMAADAAN QARDHO WAXAA LAGU HAAYAA GURKU YAAL HALKAA KADIBNA LADU QAADO 4 BAABUUR OO 3 AY LEEYAHIIN DADKA DEEGAANKA QARDHO KADIBNA KONTAROOLKA TIMIRSHE WAXAA LA SIIYAA LAALUUSH KADIBNA BUURAHA QANDALA.

SU´AASHA WAXAY TAHAY DOWLADA PUNTLAND MA OGTAHAY MISE ? HAA SABABTA OO AH CABDIQAADIR MUUMIN YAA KA CELIYAY WAAGII UU KA SOO GOOSTAY ALSHABABKA BUURAH GALGALA WAA CIIDAMADII PUNTLAND OO GEEYAY XERO CALI SALEEBAAN.

MORE INFO

Ciidamada G/Bari oo Dagaal ku Haya Shabaab iyo Xabsiga Qardho oo ooda laga qaaday iyo Daacish oo ku soo batay G/Bari

 Wasiirka Amniga Puntland oo qiray in ay jiraan Beelo Duulaan ah oo wata Shaatiga Argagaxisada Dhagayso

Facebooktwittergoogle_plus