Xildhibaan Mustafe Bile oo ku baaqay in xilka laga qaadaan Cabdiweli Gaas Iyo Eng. Camey

Facebooktwittergoogle_plus

KU DHAGAYSO PM3

Xildhibaan Mustafe Bile waa xildhibaan Gobolka Gardafu ah oo ka tirsan baarlamanka Puntland wuxuu ka hadlayaa xaalada dhabta ah ee Puntland ka jirta wuxuuna xildhibaanada Puntland ugu baaqayaa in ay xilka ka qaadaan Abdiweli Gaas Iyo Eng. Camey.

Facebooktwittergoogle_plus