SHACABKA GOBOLKA BARI OO BAAQ U DIRAY DOWLADDA F/SOOMAALIYA

Facebooktwittergoogle_plus

SHACABKA GOBOLKA BARI OO GO´AAN KU GAARAY IN AY HEERYADA ISKA KHAADAN BAAQNA U DIRAY DOWLADDA F/SOOMAALIYA, KADIB MARKII UU MADAXWEYNAHOODII YIRI: GAAS UU YIRI CAANSHUURTA SIIYAY ARGAGAXISADA WAXAY GO´AAN KU GAAREEN IN AY IS DIFAACAN CIDNA AY SIIN CAANSHUUR ILAA DOWLAD SOOMAALIYEED U TIMAADO.

SHALAY WAXAA LA DILAY AQOONYAHAN U SHAQAYNAYAY SHIRKADAD GOOLIS MARXUUM MAHAD MAXAMED AADEN (( DOOXOJOOG )) EE GOBOLKA BARI MARKAY DIIDAY IN AY BIXISO LACAGTA BAADA BOSASO LAGU SOO ROGAY, MAANTA HUBKA AAN QAADANAY MA DHIGAYNO ILAA DOWLAD SOOMAALIYEED NOO TIMAADO WAANA LA DAGAALAMAYNAA ARGAGAXISADA KUWA GAAS IYO KUWA CAALAMIGA AH ILAA KAN NOOGU DANBEEYO.

DOWLADAD SOOMAALIYA EE UU MADAXWEYNE KA YAHAY FARMAAJO IYO R/WASAARAHIISA KHAYRE ILAA AY YIRAHDAAN DHIGA HUBKA MA DHIGI DOONO SAA HA U OGAADAAN.

Facebooktwittergoogle_plus