Gudoomiyaha Gobolka Bari Mudane Yusuf Mohamed Wacays Ayaa Ku Guulaystay Shaahado Sharaf Ay Bixisay Wasaarada Deganka Dawlada Puntland

Facebooktwittergoogle_plus

Gudoomiyaha Gobolka Bari Mudane Yusuf Mohamed Wacays Ayaa Ku Guulaystay Shaahado Sharaf Ay Bixisay Wadaarada Deganka Dawlada Puntland Taas Oo Muujinaysa Sida Uu Uga Shaqayey
Ilaalinta Degaanka Dhowaan Shirkii Lagu Qabtay Dooxada Dharoor
Oo Ay Ka Qayb Galeen U Heelanayaasha Degaanka Oo ka Socday 9Gobol Ee Puntland
Ayaa Lagu soo Bandhigay Sidii Maamulka Gobolka Uu U Xirmeeyey Dooxada Dharoor
1986dii Ayaa Ugu Damaysay in La Xirmeeyo Dhulka Biyo Qabatinka Ah Xiligii Dawladii Dhexe
Ee Somalia Lkn Xiligaan Waxaa Ku Guulaystay Maamulka.

Gobolka Barri

DHEDO
Wana Arinta Keentay In Shirkii Sanad Laha Ahaa Ee Wasaarada Degaanka Lagu Qabto Dooxada
Dharoor. Dadka Reer Guuraga Ah Ee Ka Faaidaystay Xirmadii Dharoored Ayaa Halays ka Dhigtay.

“HOGAAMIYE DHEDO KU HILMAAMIMAYNO”
Cidkasta Waxay Mudantahay inlagu Amaano Shaqada Ay Bulshada U Hayso Guulayso Halyey
Qaran Horay U soco

By Weriye Mohamed Dadaal

Facebooktwittergoogle_plus