Xog. Gudoomiyihii hore ee G/Bari Cabdisamad Galan oo Ka mid noqon doona Golaha Wasiirada Puntland

Facebooktwittergoogle_plus

Wararka ay helayaan Xafiiska Garoowe ee RadioQandala ayaa sheegaya in Gudoomihii hore ee Gobolka Bari Cabdisamad Maxamed Galan oo ah nin ay Shacabka Puntland dhan ay Jacelyahii ayaa maanta Waraysi bixiyay Dhagayso mp3

Gudoomihii hore ee Gobolka Bari Cabdisamad Maxamed Galan uu ka soo dhex muuqan doono liiska Golaha Wasiirada Cusub ee Puntland.

Wararka RadioQandala helayaan waxay sheegayaan in Galan uu noqon doono labo midkood Wasiirka Arimaha Gudaha ama Wasiirka Amniga Puntland.

Facebooktwittergoogle_plus