Deegaanka Xiriiro oo ku Shaqaynayso taladii Madaxweyne Gaas isku tashi

Facebooktwittergoogle_plus

Markii ugu horeysay Deegaanka Xiriiro ee G/Bari , waxaa laga hirgeliyay maanta Koronto Galin .

Deegaanka Xiriiro oo isku tashigii Madaxweyne Gaas uu Yiri ayaa Shacabka Deegaanka Ka wadaan Dhismooyin Wadooyin Deegaanka Gudihiisa ah iyo Koronto galin iyagoo aan wax ba ka helin Maamulka Gobolka iyo Kan Dowlada sida uu madaxweyne Gaas uu yiri Dadka ha isku tashtaan in ay dhistaan deegaankooda .

Waxaa Xusid mudan sida ay shacabka u wadaan Nadafeenta Deegaanka iyo Iskaa wax u qabso.

Facebooktwittergoogle_plus