DAGAAL XOOG LEH OO BOSASO KA SOCDA

Facebooktwittergoogle_plus

XAFIISKA WARBAAHINTA RADIOQANDALA EE BOSASO AYAA WAXAA SOO GAARAYA WARAR ISKU DHADHOW OO SHEEGAYA IN LA DHAAWACAY TALIYIHII PDG EE DEKADA BOSASO IYO WIIL ILALADA KA TIR SAN WAXAANA DHAAWACAY CIIDAMADA BOOLISKA BOSASO SABABTUNA WAA : SAAKA SHACABKA BOSASO AYAA MUDAHARAAD KA SAMEEYAY BOSASO WAXAAY SOCOD KU GAAREEN AAGA DEKADA BOSASO.

ILAALADA DEKADA WAXAY SHAQO KU LEEYAHIIN ALBAABKA IYO GUDAHA DEKADA BALSE SHACABKA WAXAY SOO GAAREEN MEEL 200 MITIR U JIRTA ALBAABKA MARKIIBA WAXAA YIMID MID WATA CIIDAMADA BOOLIISKA BOSASO WAXAY MARKIIBA U TAGEEN ALBAABKA DEKADA BOSASO OO MARKAA LA JOOGA TALIYAHII PDG MARKAA AYAA WAXAA SOO DAGAY TALIYAHII BOSLISKA OO CARAYSAN OO KU YIRI WARYAAY MAXAA DADKAA TALAABO UGA QAADI WAYSEEN TALIYAHII DEKADA AYAA KU YIRI WARYAA ANAGA SHAQADEENA MA AHAN OGOW TAADA ANAGA WAA GUDAHA EE TAADA WEEYE MARKAA UU TALIYAHII INTAA YIRI AYUU ISKA DHAQAAQAY SAA UU U JEESTAY AYAA TALIYAHII IYO 4 WIIL UU WATO KU BILAABEEN ILAALADII DAKADA BOSASO  PDG NINKA DAGAALKA BILAABAY WAA TALIYAHII WATAY BOOLISKA BOSASO ILAA HADA WAXAA DHAAWAC AH TALIYAHII DEKADA BOSASO IYO WIIL ILALLADIISA KA TIRSAN WALINA WAA SOCOTAA NINKA WEERARKA SOO QAADAY WAA NIN KU CUSUB MAGAALADA OO LAGA KEENAY GAROOWE.

>> wARARKII HADANA WAA WAXAA HADA I SOO GAARAYA IN SAARISOON OO GURMAD U SAMEEYAY ILAALADOODII AYAA LA SHEEGAYAA WAXAYNA U EGTAHAY DAGAAL WEYN . 

 

Facebooktwittergoogle_plus