GAAS WALAALKII OO SAAKA BOSASO KA BILAABAY DAGAAL

Facebooktwittergoogle_plus

WARARKA ISKA SOO DABA DHACAYA AYAA SHEEGAYA IN TALIYAHA QAYBTA G/BARI CABDIXAKIIN OO AH MADAXWEYNAHA PUNTLAND CABDIWALI WALAALKII AYAA UU AHAA INKA DHAAWACAY TALIYAHII AMAANKA DEKADA BOSASO IYO ILAALADIISA SIDOO KALA HADA CIIDAMADA SAARIISOON OO ISBAAROOYIN KA SAMAYSTAY BOSASO OO AH IN UU BAXSAN TALIYAHII QAYBTA G/BARI OO GEESTAY FALDAGAAL ABUUR AH RAGA UU DHAAWACAY OO KA SOO KALA JEEDO DEEGAANKA NUGAAL IYO BARI .

BALSE CABDIXAKIIN AFNAJAASO OO LKA YIMID ITOOBIYA OO MADAX LOOGA DHIGAY G/BARI SABABTUNA WAA LOOMA OOYAANKA PUNTLAND BALSE MAANTAY WAXA UU DHAAWACAY NIN REER NUGAALEED AH . SIDA AAN WARKA KU HELAYNO TALIYAHII QAYBTA BARI C/XAKIIN AFNAJAASO OO BAXSAD AH KADIB MARKUU OGAADAY IN UU KU QALDAMAY TALIYAHII AMNIGA DEKADA BOSASO OO REER NUGAALEED AH.

WAXAA HADA ISOO GAARAYA IN AAN LA OGEEN GURIGA UU KU DHUUMANAYO CABDIXAKIIN AFNAJAASO IYO SAARISOON OO ILAALO WAYN KA SAMAYSAY ISKU SOCODKA BOSASO IYO KOONTAROOLKA BOSASO.

DHINACA KALE SHACABKA REER BOSASO OO 1000 SHINIG EE UU SAMEEYAY CABDIWALI GAAS OO CIIDAMADIISA DIIDEEN MAANTA DHAGAYSO >>> KU DHAGAYSO MP3

Facebooktwittergoogle_plus