DUULAAN KU SOO SOCDO BOSASO IYO SHACABKII OO ISU YIMID CAAWA IYADOO LA FILAYO DAGAAL BARITO

Facebooktwittergoogle_plus

XAFIISKA QARDHO EE WARBAAHINTA RADIOQANDALA AYAA SHEEGAYO IN CIIDAMADAMO BEELEED KA YIMID GAROOWE OO QARDHO KAGA BIIRAY QAAR KALE AYAA SOO AADAY BOSASO CAAWA.

DHINACA KALE MAGAALADA BOSASO CAAWA WAA HEEGAN,IYO SHIRAR GOONIGOON AH IYO BAADI GOOB LOOGU JIRO NINKII SHIDADA BILAABAY CABDIXAKIIN AFNAJAASO OO KU DHUUMANAYA XAAFADAHA BOSASO IYO CIIDAMO PMPF AH OO ILALINAYA MAGAALADA QAYBO MUHIIM AH SIDA DEKADA KONTAROOLKA IYO EERABOORKA BOSASO.

CAAWA WAXAA MARKII UGU HORAYSAY ISU YIMAADEED NABADOONADII DEGMADA BOSASO IYO ISIMADII OO SHIR WADA QAATAY IYO MID KOOX KOOX LOO SOCDO WAXAA LLA MAQLAY IN DUULAAN LAGU YAHAY DEGMADA BOSASO WAXAANA LAGA YAABAA IN UU BIRITO DAGAAL DHACO IYO ISDII AY ISU DIFACILAHAAYEEN SHACABKA REER BOOSAASO MAR HADII LOO SOO DHIGTAY CIRDIGOODA WAA IN LA IS DIFAACO.

Facebooktwittergoogle_plus