Maleeshiyo beeleedkii bosaso ka baxay oo weerar ku qaaday beesha Ismaciil Saleebaan >> dhagayso

Facebooktwittergoogle_plus

KU DHAGAYSO MP3

Xafiiska warbaahinta RadioQandala ee Bosaso ayaa waxaa soo gaaray Dagaalkii Maanta Maleeshiyo beeleed hubaysan ayaa saaka waaberigii waxay weerar ku qaadeen tuulo dhowaan laga dhisay meel qiyaastii magaalada Boosaaso 67 KM u jirta.

Weerarkan ayaa waxaa la xaqiijiyey in uu dhaliyey dhimashada labada qof iyo dhaawac iyo iyadoo la dumiiyey guryihii tuuladaas dhowaan laga dhisay.

Maamulka Puntland ayaan weli wax war ah ka soo saarin dhacdadaas.

Facebooktwittergoogle_plus