WAA WAR BEEN ABUUR AH WASIIRADA CUSUB EE PUNTLAND

Facebooktwittergoogle_plus

WAA WAR BEEN ABUUR AH

WASIIRADA CUSUB EE PUNTLAND

Aniiso C/qaadir Muumin Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Qoyska

Xasan Xaaji Siciid Wasiirka Duulista hawada iyo Garoomada

C/rashiir Maxamed Xirsi Wasiirka arimaha gudaha iyo dawladda hoose.

Axmed Cilmi Cismaan Karash Wasiirka Hawlaha guud iyo gaadiidka.

Siciid Jaamac Xassan (Nugaal) Wasiirka Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamigaa

Cabdiweli Xirsi Cabdulle Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha

Siciid Maxamed Raage Wasiirka Dekadaha iyo Gaadiidka badda

Maxamed Nuur Siciid Xassan Wasiirka Kalluumeysiga iyo khayraadka badda.

Saalax Xabiib Xaaji jaama WasiirkaCadaalada, diinta iyo dhaqancelinta

Cabdisamad Maxamed Galan Wasiirka Amniga Puntland

Abshir Aw Yuusuf Ciise Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare

Cali Cabdi Awaare Wasiirka Maaliyadda

Cabdi Jamaal Cismaan Maxamed Wasiirka Xanaanada Xoolaha

Cali C/laahi Warsame Wasiirka Deegaanka, Dalxiiska iyo Duurjoogta

Dr. C/naasir Cismaan Ciise Wasiirka Caafimaadka.

Cabdiraxmaan Barkhad Warsame, Wasaaradda Warfaafinta, Hiddaha iyo Dhaqanka

Cabdikhadar Faarax Shaaciye, Wasiirka Dib Udhiska Iyo Horumarinta Puntland.

Maxamuud Faarax Beeldaaje, Wasiiru Dowlaha Wasaarada Maaliyadda.

Yaasiin Cabdi Seed, Wasiiru Dowlaha Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare.

Cabdirashiid Cali Geele, Wasiiru Dowlaha Wasaarada Amniga

Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan, Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda.

Waxaa Cabdifataax Xasan Xuseen (Waloore) Wasiir ku xigeenka Wasaarada Caafimaadka.

Aamina Maxamed Cabdulaahi, Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada.

Cabdiweli Maxamed Yuusuf, Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Hawlaha Guud.

 

Facebooktwittergoogle_plus