Gudoomiya Uruurka dhalinyarada Karkaar Eng.Barma oo TV Puntland waraysi siiyay

Facebooktwittergoogle_plus

Daawo; Hordhac Barnamijka Bulsho Oo Ka baxa tvga Jubaland Waxaana Marti Ku Ah Gudoomiyaha Dalada Dhalinyarada Gobolka Karkaar Hon Barma Ali Arab

Waxaan U Mahadcelinayaa

Said Moumin Ahmed

Yahye Nuur Muumin

Mohamud Abdi Risaaq Fantastic

 

Xuska Maalinta Dhalinyarada Aduunka Oo Ku Beegan 12 Augst Guud Ahaanba Laga Xuso Dunida. Sanad Waliba Bishan.
Magaalada Qardho Ayaa Kamid Ah Magaaloyinka Lagu Wado In Munasabad Lagu Qabto
Hoolka Xarunta Gobolka Karkaar Ayuu Ka dhacayaa Habeenka Axada Ay Soo Galayso
Salaada Maqrib Kadib Hadii Aad Qardho Joogto Kasoo Qaybgal Wanaagsan

Qaban”qaabada Munaasabada Waxaa Ku Howlan Dhalinyarada Dalada Keynet

Shaqo Wacan Gudoomiye Barma Iyo Teamkaga

Facebooktwittergoogle_plus