DHAGEYSO: WASIIRKA ARIMAHA GUDAHA PUNTLAND OO XILKA LA WAREEGAY

Facebooktwittergoogle_plus

KU DHAGAYSO MP3

Wasiirkii hore arimaha gudaha iyo dawladda hoose ee Puntland Axmed Karaash haddana ah Wasiirka duulista iyo garoomada Puntland ayaa xilka ku wareejiyey Wasiirka cusub ee arimaha gudaha Mudane Cabdullaahi Cali Xirsi (Timacade).

Facebooktwittergoogle_plus