SHACABKA GOBOLKA BARI OO XASUUQ CUSUB KU BILAWDAY KADIB MARKII CEEL SUN LOOGU SHUBAY

Facebooktwittergoogle_plus

Aaway Sama Falayaashi Soomaaliyeed !!!!


Sawiradani waa Qaar Ka Mida Bukaanadii Ku Sumoobay Ceel Biyoodkii Ay Dadka Badani Ku Wax Yeeloben Waxaa lagu Dabiibaya Hospitalka Bilcil
Waxaa Jira Bukaano Kale Oo Weli Ku sugan Dhulka Miyaga Oo U Baahan In Loo Gurmado Lana Soo Gaarsiiyo Goobaha caafimad.
Ka sokow Gargaarka Ay Bixiyeen Hawl wadeenada Hospitalka Bilcil Bukaanadani Mahaystaan Daryeel kale Fadlan Aan U Gurmano
Oo Aan ka Qayb Qaadano Daryerlkoda .

 

Facebooktwittergoogle_plus