17 Qof oo u dhintay Biyo ay ka cabeen Ceel ku yaalla Timirshe

Facebooktwittergoogle_plus

DHAGAYSO MP3

Ugu yaraan 17 qof, oo Caruur ay ku jiraan ayaa u geeriyoodey Biyo ay ka cabeen Ceel looga shakisan yahay inuu sumaysan yahay oo ku yaalla deegaanka Timirshe ee Gobolka Bari.

Facebooktwittergoogle_plus

One comment

Comments are closed.