Mar labaad oo ciidamadii Puntland Dagaal Daadmo ah lagu qaaday iyo labo Qarax

Facebooktwittergoogle_plus

Af-urur oo Saldhig u ah Ciidamada Puntland, ayaa ka dhacay labo Qarax oo is xigay .

Qaraxii koowaad ayaa ciidamao iyo Gurmadka Caafimaadaka oo guraya ayaa Qarax labaad ka dhacay isla goobtii.

Qaraxyadaas oo lagu soo Qariyay Baabuurta Khaadka Keenta, waxaana lagu aadiyey xilli ciidan badan halkaasi qaad ka qaadanayey.

Khasaaraha dhimasho iyo dhaawac ayaa jira wax noo xaqiijiya .

Wixii kasoo kordha Kala Soco RadioQandala

Facebooktwittergoogle_plus