Dr.Xanafi iyo Xaad oo Dood Kulul Ku dhexmartay Idacad ku taal Muqdisho

Facebooktwittergoogle_plus

Dr. Xanafi Cabdi Sheekh Aadan mp3

Dr. Xanafi Cabdi Sheekh Aadan oo kamid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed ee sida weyn uga soo hor jeedo in muwaadiniinta Soomaaliyeed loo gacan galiyo Xabashida Itoobiya iyo Nabadoon Maxamad Xassan Xaad oo la dacsan dhiibistii qalbi dhagax ayaa waxaa dhex martay dood kulul oo xalay ka baxday war-baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan.
Doodan ayaa waxaa laga dhex helayaa xogo ku saabsan waxa Xaad ku kallifay inuu taageero danaha Xabashida iyo arrimo kale oo muhim ah oo kallifay in gabagabadii uu si aad ah u caroodo.

Facebooktwittergoogle_plus