DHALINYARADA KARKAAR : Barnaamijka Taakuladda Walaalaheen Muqdisho

Facebooktwittergoogle_plus

Fadlan walaalaha reer Karkaar Daljoog iyo Dibad joogba Ha laga soo qayb qaato Barnaamijka Taakuladda Walaalaheen Muqdisho Mahadsanidiin !!!!!!!

Innaa Lillahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun Waxaan Halkaan Tacsi Uga Dirayaa Dhamaan Ehelkii Iyo Qaraabadii Intii Dhimatey, Kuwa ku dhaawacmey, Allaha u boga dhayo Soomaali idil keedna Samir iyo Iimaan Allaha ka siiyo !!!!!

Waxa Dhacey Waa Wax aad looga xumaado murugo ah qof kastoo Muwaadin Soomaali ah oo Damiir leh ka Damqanayo !!!!!

Walaal Deeggaanada Kar-Kaar Haddii aad ku sugan tahey Ka Qayb Qaado Caawinaada Walaalahaaga Dhibku Ku Soo gaarey Masiibadii Muqdisho ka Dhacdey !!!!!!!

Mahadcelin

Dhalinyarada isu xilqaantey in ay u istaagaan u gar gaarida walaalahood Waan u mahad celinayaa !!!!!

Akoonada Waxaan idiin soo gudbin doonaa Beri insha Allahu !!!!!!!!

Fadlan walaalaha reer kar-kaar Daljoog iyo Dibad joogba Ha laga soo qayb qaato Barnaamijka Taakuladda Walaalaheen Mahadsanidiin !!!!!

 

 

 

 

Sayid Abshir Muhamed Abbas !!! !!!

Facebooktwittergoogle_plus