Dhegayso: Madaxweyne Gaas oo ku dhowaaqay in diyaarad daawo ah iyo dhaqaatiir u dirayaan Muqdisho

Facebooktwittergoogle_plus

Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas mp3

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo Saxaafadda la hadlay ayaa yeeshagay in Diyaarad Dawo iyo Dhakhaatiir gurmad ah la qorsheeyey in loo diro Muqdisho ,si ay qeyb uga noqdaan gurmadka Qaran .

Guddi ka kooban Wasiirada Puntland ayaa sidoo kale lagu magacaabay Shir deg deg ah oo xubnaha Golaha xukuumaddu ku yeesheen Madaxtooyada Boosaaso , si ay qeyb uga noqdaan gurmadka loo fidinayo shacabkii waxyeelada xoogan ay ka soo gaartay Qaraxii Muqdisho ka dhacay.

Facebooktwittergoogle_plus