Hay´adda WFP oo ka Bilaawday Cuno Qaybin Xumbays. Qodax. Sarmaan. Ceel lahelay. Qoton. Maygaag Iyo deegano kale oo hoos yimaada Degmada Xumbays

Facebooktwittergoogle_plus

Hay´adda WFP oo ka Bilaawday Cuno Qaybin Degmooyin G/Bari iyo Karkaar ah. Hay´adda WFP oo markii ugu horaysay shaqaalaysay Team Deegaanka u dhashay oo runta ka sheega waxa ka jira deegaanka hada waxaa TEAM WFP ee hada Howshaan fulinayaa waxa madax u ah Dr.Mohamed Farah Yemani iyo team ka uu hogaami waxaa ku wajahan yahiin

Xumbays. Qodax. Sarmaan. Ceel lahelay. Qoton. Maygaag Iyo deegano kale oo hoos yimaada Degmada Xumbays

Dr.Mohamed Farah Yemani

Facebooktwittergoogle_plus