Deegaanka Canjeel ee G/Bari ayaa DAACISH ku dishay Hooyo iyo wiikeedii

Facebooktwittergoogle_plus

Sida ay dadka Deegaanka Canjeel u sheegeen RadioQandala ayaa DAACISH waxay ku dilayn Hooyo iyo wiil ay dhashay ,Hooyada waxaa la igu sheegay Shugri Muuse Canbe iyo Wiilkeeda ayaa xalay 11 xiliga Soomaaliya ayaa Daacish ku dishay kadib markii la sheegay in uu ninkeeda u shaqeeyo Dowlada Puntland . 

Hogaamiyaha Daacish iyo Afhayeenkooda midna la kama hadlin dilkii xalay iyo sababta ay u dilayn.

Facebooktwittergoogle_plus

RadioQandala.com Comments

RadioQandala.com Comments