Taliye Ciidamada Booliska Puntland Gen.C/qaadir Shire faarax Erig oo dhaawacay Kuxigeenkiisi Korneel. Bille C/rixmaan

Facebooktwittergoogle_plus

Taliye ku xigeenka Booliska Puntland Bille C/rixmaan ayaa Ku dhawacmay rasaas uu riday .Taliyaha Booliska Puntland ka dib muran ka dhashay shir ay lahaayeen Laamaha amaanka iyo maamulka Gobolka Nugaal .

Taliyaha Booliska Gen.C/qaadir Shire faarax ayaa isticmaalay.Bastoolad ka dib gacan ka hadal dhexmaray isaga iyo Gudoomiyaha gobolka Nugaal Omar Abdulahi Faraweyne waxaana dhawac lugta ah ka soo gaaray Taliye ku xigeenka booliska sida ay ii xaqiijiyeen goob joogayaal .

Goobta Falku ka dhacay waxaa ku shirayey Wasiirayey Wasiirka Amniga Taliyaha Booliska iyo ku xigeenkiisa ,Taliyaha la dagaalanka Argagixisada Gudoomiyaha gobolka nugaal iyo Taliyaha qaybta bopliska Nugaal .

Facebooktwittergoogle_plus