Nin Rabay in uu Bamb ku tuuro Saldhiga Bosaso oo isaga ku Qaraxday.

Facebooktwittergoogle_plus

Saraakiisha amaanka ee Boosaaso ayaa ii xaqiijiyey in Afaafka hore ee Saldhigga Bartamaha Boosaaso Nin rabay in uu Bamb ku tuuro saldhiga Bosaso oo isaga ku Qaraxday ,

Khasaaro la Sheego waa Ninkii rabay in uu tuuro bambka oo ay ku qaraxday iyo qaar kalae uu sitay oo qarxay waxaa ku dhaawacmay 1 askari iyo 3 qofood oo rayid ah.

Facebooktwittergoogle_plus