Cuno Qabateen lagu wada shacabka Bosaso iyo Dakada Oo Xiran Maalintii Labaad

Facebooktwittergoogle_plus

Dakada Boosaaso Oo Maalintii Labaad Faaruq ah Iyo Doonyihii Dakada ku xirnaa Oo Dibbada la dhigay.

Dakada Boosaaso ayaa Maanta Haawanaysa Xili Maalintii Shalay Amaro kasoo baxay Shirkadda Dp-Wiorld lagu Amray in Doonyaha Dakada ku xiran Dakada laga saaro dibna loo Diiwaangaliyo.

Ganacsatada Gobolka Bari ayaa Ka Carooday sababtoo ah Doomihii u soo socday ayaa dib loo celiyay Badeecadooduna waa qasaaro Maantay iyo shalay Dekada Dubai Ganacsatadii oo Xaraashtay Badeecadoodii kadib markii loo sheegay in wax loo dhoofin dooni Bosaso.

 

Facebooktwittergoogle_plus