DUQAYN LOO GAYSTAY DAACISHTA SOMALIA EE G/BARI

Facebooktwittergoogle_plus

KU DHAGAYSO MP3

Deegaanka La duqeeyay ayaa Lagu Magacaabaa  Buqa Waxaana  saldhigyo ku leh ururka Daacish ee Soomaaliya.

Dhulka La duqeeyay ayaa Loo Malaynayaa in ay Ku sugan yihiin Daacish, sidoo kale wararka aan Ka Helnay Duqentaas ayaa sheegaya in 60 KM ay u jirta Deegaanka Qandalla oo Horay Daacish ay uga Taliyeen.

Ilaa iyo 6 Gantaal ayaa la sheegay in Halkaas Lagu Dhuftay, Waxaana Loo malaynayaa in Duqeentaas ay Fuliyeen Diyaarado Laga Leeyahay Dalka Maraykanka.

Facebooktwittergoogle_plus