Beeldaajaha Cali Saleebaan oo Maanta ka soo Qalin jebiyey jaamacada dalka Malaysia.

Facebooktwittergoogle_plus

Beeldaaje Maxamed beeldaaje Ismacil Beeldaaje Xaaji Cabdilaahi beeldaaje Maxamed Ismaciil oo Maanta ka soo Qalin jebiyey jaamacada dalka Malaysia.. Beeldaajaha waxaa u ku soo taqasusay culuumta siyaada

Beeldaaje Maxamed beeldaaje Ismacil Beeldaaje Xaaji Cabdilaahi beeldaaje Maxamed Ismaciil waxaa uu ku dhashay Degmada Kismaayo sanadkii 1991 . waxaa uu ku soo barbaaray Degmada Bosaso 1991/92 halkaas oo uu ku soo dhigtay dugsigiisa hoose/dhexe xiliga xagaaga waxaa uu u bixi jiray deegaanka Turmasaale .

Beeldaaje Maxamed beeldaaje Ismacil Beeldaaje Xaaji Cabdilaahi beeldaaje Maxamed Ismaciil waxaa uu ku soo wajahan yahay Dalka Dubai kadibna waxaa lagu wadaa in lagu caano shubo .

Facebooktwittergoogle_plus