Maxaa ka Soo baxay Shirkii Maanta Bosaso ee Isimada iyo Gudigii Nabadoonada G/Bari oo Ku Saabsanaa Arintii Dekada Bosaso

Facebooktwittergoogle_plus

Waxaa maantay shir ku qaatay ismadda Puntland iyo Gudigii Nabadoonada Gobolka bari guriga Boqor Burhan Waxa laga wada hadlay oo lagu heshiiyay :

1- in la dar dar geliyo Nabadagalyada iyo Wada deganshaha Gobolka In bulshadu wixi soo kordha laga wada tashado marwalba.

2- In loo baahan yahay in la helo heshiiskii ama Docomintigii shakigu ku bertay bulshada Gobolka Bari In shaqada Dekeda ee casharaha sidii loo sii wado ay isumadu isku af garteen.

3- In shaqada Dekeda iyo Canshuunta waa in ay Isimadu iyo Maamulka Dekada isku Af garteen.

Facebooktwittergoogle_plus

RadioQandala.com Comments

RadioQandala.com Comments