Faaiso ma ka heli Doontaa Cadaalad Dowlada Cabdiwali Gaas

Facebooktwittergoogle_plus

Faa’iso oo askari ka tirsana ciidamada Puntland xabad uga dhuftay xunbinta Taranka oo hada ku sugan Turkiga ayaa ka sheekeysay sidey wax ugu dhaceen,
Faa’so ma ka heli doontaa Dowlada Abdiwali Gaas Garab istaag cadaalad iyadoo la ogyahay in shacabka reer Puntland dhaxdooda Cadaalad Jirin iyadoo Faa’iso ka soo jeedo Gobolka Banaadir balse shacabka reer Puntland oo dhan ayaa rabo in gabadhaa hesho Cadaalad islaamic ah

 

Facebooktwittergoogle_plus