Cali Xaaji Warsame oo diray baaq nabadeed iyo Jaaliyada nayroobi ee Cumar Maxamuud iyo Bahararsame

Facebooktwittergoogle_plus

 

Jaaliyada Cumar Maxamuud iyo Bahararsame oo bayaan soo saaray

Kullan Magaaladda Nairobi ku dhexmarey Jaaliyadda beelaha Bahararsame iyo Cumar Maxamuud, Nairobi, Isniin 25/12/2017

1. Kullankaan waxaa lagu lafa-gurey shaqaaqadii ka dhacdey Hawdka ee dhexmatey labadaas beelood ee Walaalaha ah
2. waxaa laga soo saarey Bayaan Rasmi ah.

Bayaanka waxaa soo jeediyey 4 qof oo ka socda labada beelood oo walaalaha ah oo dhibku dhexmarey.

1. Sh Maxamed Sh. Cismaan
2. C/raxmaan Xuseen Carab
3. Cali Xaaji Warsame
4. Cawil Daahir Maxamed.

Magacyada:
1. Sh Maxamed Sh Cismaan
2. C/raxmaan Xuseen Carab
3. Cabdirashiid Cirro
4. Cawil Daahir Maxamed
5. Cali Xaaji Warsame
6. Ciise Cali Cabdi “Ciise Ceelbuur”
7. Jaamac Orshe
8. Cumar Aw-Daahir
9. C/casiis Cali Shire
10. Axmed Maxamed Nuur
11. Suldaan Maxamuud Guushaa “Suldaan Aagaan”
12. C/qaadir Xasan Ciiro
13. Cali Maxamed Ismaaciil
14. Axmed-Nuur Cali Dhawaaq
15. Maxamed Haaruun Maxamuud
16. C/qani Cabdi Jaamac “Orahaye”
17. Maxamuud Axmed Beyr
18. C/risaaq Maxamuud Xasan
19. Maxamed Cabdullaahi Axmed

Facebooktwittergoogle_plus

RadioQandala.com Comments

RadioQandala.com Comments