DHAGAYSO : C/Raxmaan Ciro” Muuse Biixi Habeenkii Maseexdo ilaa uu Farmaajo lahadlo”

Facebooktwittergoogle_plus

KU DHAGAYSO MP3

Musharaxii Madaxweyne ee xisbigii mucaaridka ahaa ee Waddani C/raxmaan Maxamed C/laahi Ciro oo khudbad u jeediyey shacabka Magaalada Borama ee xarunta Gobolka owdal ayaa Madaxweynaha Soomaaliland waxa uu ku eedeeyay in uu xiriir xooose uu laleeyay Madaxweynaha Soomaaliya .

C/raxmaan Ciro ayaa sheegay in awal lagu xamanjiray in uu isagu uu ka ag dhawyahay xukuumada Soomaaliya balse waxa uu sheegay in Muuse bixiixi uusan seexan habeenkii isagoon lahadlin Madaxweyne Farmaajo.

C/raxmaan Ciro ayaa dagaalka Tuko-raq ee xiligan ka dhex taagan Malayshiyaadka Soomaaliland iyo Ciidamada Puntland  ku eedeeyay Madaxweyne Muuse Biixi oo uu sheegay in uu dagaal galiyay shacabka Soomaaliland oo ahaa dad nabada jacel. .

Musharax Ciro waxaa uu sheegay in aanu dagaal xal aheyn isla markaana arinta xuduudka lagu dhameeyo wadahadal .

Facebooktwittergoogle_plus