Ganacsatada Puntland oo si adag uga hadlay xaaladdaha Tukaraq, fariin-na u diray Madaxda PL

Facebooktwittergoogle_plus

Siciid Diiriye Mp3

Xildhibaan hore haddana kamid ah ganacsatada Puntland Siciid Diiriye ayaa ka hadlay weerarada Somaliland kuwa laga leeyahay in lagu burburiyo Puntland, balse aysan taasi suuragal aheyn.

Mr, Diiriye ayaa sheegay in qof kasta oo kunool Puntland waajib ka saaran yahay difaaca dalka. Ayna tahay masuuliyad la wada qaadan doono, balse ay tahay in ay dawladdu ku hogaamiso shacabka.

Facebooktwittergoogle_plus