Xildhibaanka kaliya oo ka hadlay Dulmiga lagu hayo Shacanbka G/Bari iyo Puntland oo u Jawaabtay

Facebooktwittergoogle_plus

Cumar Ismaaciil Waaberi mp3

Cumar Ismaaciil Waaberi Oo Kamid ah xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamanka Soomaaliya ayaa Eedeyn u jeediyay Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Puntland,

Wasiirka Dekedaha & Gaadiidka Badda ee Puntland Siciid Maxamed Raage ayaa ka jawaabay eedeyn loo soo jeediyay wasaaradiisa oo lagu eedeeyay ineysan si haboon oga jawaabin Doonida Xafiis oo 5-tii bishan ku soo caariday xeebta magaaladda Boosaso

Facebooktwittergoogle_plus