SHIRKADAHA XAALUFTA DEEGAANKA SOMALIA : DHUXUSHII SOMALIA OO BATIRO KU SOCDA FROM OMEN TO> KISH ISLAND IRAN TO> DUBAI

Facebooktwittergoogle_plus

 Shirkada Xaalufinta Deegaanka ee Allstar group Kismaayo ayaa waxay wada rarka dhuxusha Somali una rarta Dalka IRAN iyadoo sii marisa dalka Omen kadibna dekada Magaalada Jazeerada ah ee KISH ISLAND iyagoo siimaraya Dalka Omen . Marka ay gaaran Dalka IRAN Jazeerada ah ee KISH ISLAND halkaa oo looga bedelo jawaanada kadibna waxaa loo raraa Dalka Imaaraadka Magaalada Dubai Milkiilayaasha Shirkada Allstar Group waa labadaan nin ee leh waa  ( Abdinasir Ali Mahamud iyo Bashiir Khaliif Muuse ) .

Barito waxaa dalka Omen Ka baxaya 40 Doonyood oo ku socda Kish Island IRAN kadibna la filayo in ay gaaraan Dekada Dubai .

 

Milkiilayaasha Shirkada Allstar Group waa labadaan nin ee leh waa  ( Abdinasir Ali Mahamud iyo Bashiir Khaliif Muuse ) sidoo kale waxay Dubai ku leeyahiin Shirkado kale ah. waana kuwa ay u raran yahiin marka ay gaaran dalka imaraadka Dubai

Abdinasir Ali Mahamud  Adoon General Trading Ll.c

 

Bashiir Khaliif Muuse – Kismayo General Trading Ll.c

 

(see S/2016/919, annex 9.2)

Hoos ka daawo Sida loo kala bedelo Jawaanada .

la soco Qaybta labaad lagacta ka soo baxda Ganacsatada Xaalufinta wada maxay dalka somaliya keenaan Part 2 .

Hadii aad hayso Xog ku saabsan Shirkadaha Xaalufinta Somalia la soo xiriir News@RadioQandala.com

News@radioqandala.com

Facebooktwittergoogle_plus