Boqor Cumar Ismaaciil Maxamed ( Sanweyne ) oo Xalay ku geeriyowday Bosaso

Facebooktwittergoogle_plus

Alle naxariistii Jano waxaa Xalay oo Axad ah 18/2,2018 ayuu ku geeriyooday Bosaso, Boqor Cumar Ismaaciil Maxamed ( Sanweyne ).

Marxuumka ayaa ka mid ahaa Xildhibaanadu ugu horeeyey ee Puntland ay yeelato Sanadkii 1998, Waayadii dambe Marxuumka wuxuu ka mid ahaa Isimada Puntland, Deegaanada Barina aad ayuu ugu adeegi jiray Bulshada, Wuxuu ahaa Oday Soomaaliyeed, Isim Puntland iyo Nabadoon ba.

Marxuumka waxaa Xalay oo Axad ah 18/2,2018 ayuu ku geeriyooday Bosaso.

Waxaa Tacsi Guud loo dirayaa dhamaan Caruurtii iyo Ehadiisii, iyo Shacabka Puntland Geeridii naxdinta lahay ee ku timid Marxuum Boqor Cumar Ismaaciil Maxamed ( Sanweyne ) waxaan Illaahay uga baryeynaa Jano iyo dambi dhaaf

Aamiin Aamiin Aamiin.

Facebooktwittergoogle_plus