Xasuusta Raadreeb – 1 Luulyo 1971 – Jaalle Maxamed Siyaad Barre

Facebooktwittergoogle_plus

KU DHAGAYSO MP3

Xasuusta Raadreeb – 1 Luulyo 1971Jaalle Maxamed Siyaad Barre: “… oo isticmaarku ay dhaliyeen oo ay ula jeedeen in ay na qaybiyaan anaga, walaalahaya iyo anaga intay na qaybiyaan, wax na dhexdhigaan, dhibaato noo sameeyaan,  kaddibna ay nagu mushtaraan anaga dhexdanada, waa in aanu garano oo dad xilkas ah anaga oo ah aannu ka tashanno, oo danahanaga aannu u kala fahamno si run ah oo dhibaato la’aan ah.”

: “… oo isticmaarku ay dhaliyeen oo ay ula jeedeen in ay na qaybiyaan anaga, walaalahaya iyo anaga intay na qaybiyaan, wax na dhexdhigaan, dhibaato noo sameeyaan,  kaddibna ay nagu mushtaraan anaga dhexdanada, waa in aanu garano oo dad xilkas ah anaga oo ah aannu ka tashanno, oo danahanaga aannu u kala fahamno si run ah oo dhibaato la’aan ah.”

Facebooktwittergoogle_plus