DOWLADA PUNTLAND OO DUULAAN QAAWAN KU SOO QAADAY BEELWEYNTA CALI SALEEBAAN

Facebooktwittergoogle_plus

WARARKA KA SOO BAXAYA MADAXTOOYADA PUNTLAND AYAA SHEEGAYA IN LAGA SOO ABAABULAYO DAGAAL SOKEEYE KADIB MARKII AY SOO SAAREEN DOWLADA PUNTLAND DAGAAL QAAWAN OO AH IN MASIIRKA BEELWEYNTA CALI SALEEBAAN IN LAGA HOR ISTAAGO IN AY KU CAANO SHUBTAAN BEELDAAJAHOODA .

WAXAA SI TOOS AH LOO WAYDIIYAY MADAXWEYNE GAAS SABABTA KU KALIFTAY IN UU ARIMO AAN WAXBA KA GALIN EE AH DHAQAN IYO MASIIRKA BEELAHA PUNTLAND IN UU FARAHA LA SOO GALO AYAA WAXA UU SHEEGAY IN UUWAXABA KA OGEEN BALSE RAG HORAY ULA YIMAADEEN LAAKIIN WARQADA DOWLADIISA KA SOO BAXDAY OO AH MID SHARCI DARO AH BALSE WAXAA LA WACAY LABADA WASIIR EE SOO QORAY WARQADA DUULAANKA QAAWAN AH WAXAYNA SHEEGEEN LABADA WASIIRBA  IN LABO NIN OO CALI SALEEBAAN OO SHEEGANAYA IN UU YAHAY MID KUSIMAHA BEELDAAJAHA CALI SALEEBAAN NINKA LA YIRAHDO JAAMAC XAAJI CABDULAAHI IYO NIN U AH WASIIRKA BEESHA UGU JIRA DOWLADA PUNTLAND  SHIRE XAAJI FAARAX OO SOO QORTAY WARQAD AY KU CADEENAYAAN IN AY WAX KA BEDELEEN CAANO SHUBKA BEELDAAJAHA CALI SALEEBAAN .

MARKUU ARKAY MADAXWEYNE GAAS WUXUU AMAR KU SIIYAY LABADII WASIIR IN AY SOO QORAAN WARQAD RAALI GALI AH OO KU SOCOTO BEELWEYNTA CALI SALEEBAAN IYO SHACABKA REER PUNTLAND IYAGOO CADEENAYA SABABTA SIDA QALDAN EE WAX LOOGU SHEEGAY . WAXAA LAGA SUGAYAA WARQADA RAALI GALI AH DOWLADA PUNTLAND .

XAGA ODAYAASHA DHAQANKA GOBOLKA BARI GAAR AHAAN BEESHA RABTA IN AY BEELDAAJAHOODA KU CAANO SHUBTAAN AYAA ICLAAMIYAY GOORTA OO AH 15/4/2018 IYO CARMO GOOBTA . KA DAAWO HOOS .

DAAWO SHACABKA SIDA AY U SOO DHAWEENTII

BEELDAAJAHA CALI SALEEBAAN

WARQADII DOWLADA PUNTLAND IYO RAGA QASWADAYAASHA OO AY RABTAY IN AY KAGA HORISTAAGTO MASIIRKA BEESHA OO AY ULA TAGEEN WASIIRADA AMNIGA IYO ARIMAHA GUDAHA PUNTLAND IYADOO  PDF AH KA DAAWO HOOS

JAAMAC XAAJI CABDULAHI IYO SHIRE XAAJI FAARAX  HOOS

 

JAMAC1 JAMAC2

Facebooktwittergoogle_plus