Odayaasha iyo Wax garadka Beesha Meheri  ismaaceel oo Maxdaxwayne Farmaajo ka raali galiyay Afllagaadhadii ka soo Gaartay Xildhibaan ka mid ah Beeshaas

Facebooktwittergoogle_plus

KU DHAGAYSO Beesha Meheri  ismaaceel  MP3

 

RadioQandala.com  Qaar ka mid ah odoyaasha Dhaqanka beesha meheri oo ka mid beelaha daga deeganada soomaalida ayaa ka hadlay xaalada siyaasada ee dalka xiligan ka jirtaOdoyaasha ayaa madaxweynaha qaranka soomaaliyeed raali galin ka siiyay hadal dhawaan ka soo baxay xildhibaano beesha ugu matala barlamanka soomaaliya kuwaas oo sheegay hadalo wax u dhimanaya dowladnimada soomaaliya sida ay hadalka u dhigeen
Hoos ka dhageyso codka odoyaasha oo muqdisho kula hadlay warbaahinta

Facebooktwittergoogle_plus

RadioQandala.com Comments

RadioQandala.com Comments