Fikirka Khawaarijta, Kooxaha Kamid ah- Kadibna waa loo Hanjabay . Sh. Maxamed Cabdi Umal Raga u Hanjabay waxaa ka mid ah = Sheekh Xasaan Xuseen – Cali Dheere – Cabdulle Ow-Cariif

Facebooktwittergoogle_plus

Sh. Maxamed Cabdi Umal Raga u Hanjabay waxaa ka mid ah = Sheekh Xasaan Xuseen – Cali Dheere – Cabdulle Ow-Cariif

Sheekh Xasaan Xuseen-umal

Sheekh Xasaan Xuseen – Sheekh Maxamed Cabdi Umal

Sheekh Maxamed Cabdi Umal010

Sh. Maxamed Cabdi Umal – Cali Dheere

Sh. M. Cabdulle Cariif -xamar

Sh.Maxamed Cabdi Umal – Cabdulle Ow-Cariif

Fikirka_Khawaarijta_Part1.mp3


Fikirka_Khawaarijta_Part2.mp3

 

Part2

Part2

Part3

Part4

Sheekh caan ah oo lagu xiray dalka Kenya iyo faahfaahino dheeri ah oo ka soo baxaya qaabka loo xiray.

sheekh_xasaanWararka ka imaanaya magaalada Nairobi ayaa sheegaya in xabsiga loo taxaabay Sheekh Xasaan Xuseen oo ka mid ah wadaadada sida weyn Nairobi uga taageera kooxda xagjirka ah ee Al-Shabaab kadib howlgaladii ay ciidanka Kenya ka sameeyeen Islii.Sheekh Xassaan ayaa waxaa gurigiisa ugu yimid ciidanka Kenya kuwaasi oo su’aalo dhowr ah oo ay weydiiyeen kadib xabsiga u taxaabay saqdihii dhexe ee xalay isaga iyo xaaskiisa. Sida ay sheegtay warbaahinta Somalimemo oo ku hadasha afka Al-Shabaab.Waxaan si dhab ah loo ogeyn meesha looga xiray magaalada Nairobi Shiikh Xassaan iyo Xaaskiisa waxaana socdo dadaalo ay sameeyanayaan qaraabada shiikhaasi iyo dadka kutubta ka raacan jiray isaga.Shiikh Xassaan ayaa waxaa lagu xasuustaa inuu si weyn u taageersan yahay falalka gurracan oo ay sameeyaan goosadka Al-Shabaab arrintaasi oo ay isaga hor yimaadeen badi culumada Soomaaliyeed ee ku nool Kenya oo ay ugu horeeyaan Shiikh Umal iyo Shiikh Shibili.Xariga shiikhan ayaa kusoo beegmaya iyaddoo xabsiyada Nairobi ay xalay ku hooydeen Soomaali kor u dhaafeysa 675 qof, kadib qarixii ka dhacay xaafadda Islii. Dadkaasi ayaa u badan kuwa aan waxba kala socon dhibkaasi balse lagu qabtay howlgalada ciidanka Kenya ee ka macaasha marka ay wax dhacaan Soomaalida aan waxba galabsan. –

 

 

 

 

Facebooktwittergoogle_plus