Baaq Nabadeed iyo Digniin ku socoto Qardho iyo Bayla

Facebooktwittergoogle_plus

WAXAAN TACSI U DIRAYNAA LABADA BEELOOD EE WALAALAHA AH WAXAAN SI GAAR AH TACSI UGU DIRAYNAA LABADA QOYSBA EE DADKA KA DHINTEEN WAXAAN ALLE UGA BARYEENAA IN JANADII FARDOOSO KA WARAABIYO, SIDOO KALE INTA DHAAWACA AH IN ALLE U BOOGYO DHAYO.

WAXAA BAAQ NABADEED SU DIREEYNAA ODAYAASHA LABADA BEELOOD ANAGOO AH DHALINYARADA QURBA-JOOGTA LABADA-BEELOOD KUNA HADLAYNO MAGACA LABADA BEELOOD EE WALAALAHA. WAXAAN UGU BAAQAYNAA IN AY SI DAG DEG AH LABADA BEELOOD OO AAN GACAN SADAXAAD KU JIRIN ISKU SOO HOR FADHIISTAAN TAASOO AAN UGA DIGAYNO WIIL DANBE IN UU NAGA DHIMAN BAAQAAN WAA SHURUUD LA´AAN .

DIGNIN

GACMAHA SADAXAAD

WAXAAD OGAATAN IN LA ISKAGA HARI DOONIN WIXII DHACAY OO DHAN IYO CIDII KA DANBAYSAY WAXAAYNU SI TOOS AH ULA HADLAYNAA DADKA SADAXAAY EE GACMAHA KULA JIRO OO WATA BARNAAMIJ LOO SOO DHIIBAY OO SIYAASADEESAN , WALINA KA FAAIIDAYSANAYAY WALAALAHAAN DHIBAATADA KU DHACDAY EE ISKU DIR KOODA MA NAQAAN WAXA AY KA FAAIIDAYAAN DHIIGA WALAALAHAN WAXAAN KALOO OG NAHAY BARNAAMIJKA SIYAASADA 2019 IYO DEGMADA CURDUNKA AH IYO KUWA KU HOOLAN HURINATA COLAADA GOBOLKA NOCWALIBA AH DILALKA QORSHEESAN IYO KUWA LA MALEEGAYO HADA.

WAXAAN OGNAHA QORSHEETII JID GALKII LABO ISBUUC KA HOR EE LAGU DILAY ILAALADII MUSHARAXA ASAGANA LAGU DHAAWACAY YAA MAQLAY BAAQ NABADEED KA SOO BAXAY BEYLA IYO QARDHO  WAA MAYA BALSE WAA MAXAY KARINAYAAN COLAADA IYO ABAABULKA LOOGA SOO SAARAYO BEESHA CIIDANKII UGU JIRAY PUNTLAND .

(MAXAAD KA FAAIIDAYSAAN LABADAAN BEEL WAXAY ISKA DILEEN DAD TIRO BADAN) WAXAAN IMAAN DOONTA IN LA XISAABTAMO MID ADUUNYO IYO MID AAKHIRO ,DHANKA KALE LABADAAN BEELOOD EE WALAALAHA AH RAGII KA DHINTAY IYO DUMARKII LA DILAY IYO RAGII TIRADA BADNAA EE HORAY LOO GUBAY IYO WIILKII BOSASO LAGU DILAY ISAGOO DOWLADA LOO DHIIBAY INTUU DILAY NIN WAALID KIISA OO KALE AH BALSE WIILKAA WAXAA LAGA DILAY AABIHII IYO WALAALKII OO WALIBA SIXUN LOO DILAY CID LOO QABTAY MA JIRTO ILAA MAANTA IYO NABADOON MUUSE XAAJI FAARAX DADKA AY ISKA DILEEN LABADANAA BEELOOD EE WALAALA AH WAA WAX AAN HALKAAN LAGU SOO KOOBI KARIN WAXAAN ILAAHAY UGA BARYEENAA LABADAAN BEELOOD EE WALAALAHA IN ALLLE XAQA TUSO.

RAGAAN HOOSE MIDNA MA AHA LABADA BEELOOD BALSE WAXAA JIRTA COLAAD FOG OO AY U QABAAN BEESHA CALI SALEEBAAN IYO BAQDIN SIYAASADEED

BARNAAMIJKA HURINTA COLAADA

SICIID ANTEENO IYO CIILKA UU QABO MA QARSAN KARO TU´AALE

WAA NINKA GUDOOMIYAHA KA AH BAYLA OO CAADO ULEH COLAADA UU U QABO SHACABKA REER KODMO WAXAA UU AHAA NINKII UGU HOREEYAY OO KA NAXAY MARKII DEGMO LOO MAGACAABAY XUMBAYS WAXAA UU KAHADLAY IDAACADAHA BEESHOODA EE SBC WAXAAN UU YIRI WAAGAA DHAGAYSO mp3 SIDOO KALE GUDOOMIYAHA GOBOLKA KARKAAR .

MAXAMED YUUSUF CABDI OO AH MID DIBADA U JOOGA OO KA MID AH HURINTA COLAADA ISGOO HADLAYNA WAXAA UU YIRI MID KA MID AH BEELAHA WALAALAHA WAA DANBILAYAAL WAA IN LA SOO QABTAA SABABTA WAA UU DIIDAY MARKII LA WAYDIIYAY . WAXAASE LA OGAADAY IN UU KA MID YAHAY BARNAAMIJKA HURINTA COLAADA GOBOLKA

 

 

Facebooktwittergoogle_plus