GUBA 3 :WAXAA BILAABAY: Abwaan Ahmed Shiekh Ali Heelaale > Absame oo Sida Gantaalada Gabayo oogu Rushaynaya Dhulbahante (Wacadaro Suugaameed)

Facebooktwittergoogle_plus

GUBA 3

GABAYADII SILSILADII GUBA OO UU FURAY HEELAALE GUBA 3

WAXA U SOO JAWAABAY HEELAALE LABO NIN OO DHULBAHANTE AH.

2-Abwaan Maxamed AXmed Maxamuud

(Carab Dharwaaye) MP3

5STAR

 

-

 

Waxa uu sidoo kale Abwaanku Qeexay in Gabaygii is giijinta ah Abwaan Abdirashiid Jamac Boos kaga soo Jawaabay Gabaygii Gud Gude ee Gantaal uu Gaba Dhacleeyay Loona Baahnayn in xiliga Jawabtaa Laga Baxsho Gabayga Gud Gude,

Abwaan Hurre Waxa uu Sidoo Kagale Jawab Culus Siiyay Abwaan Abdullahi Shiekh Faarax oo isagu Gabay Gabi Dumay u Katirshay Silsilada Guba waxa uuna waydiiyay Su’aalo ladoonayo in uu Kasoo Jawaabo Abwaan Abdullahi Shiekh Farax oo isagu ah Absame.”

 

-

 

Absame Dhulbahante

1-Abwaan C/rashiid Jaamac Boos MP3

-

Abwaan Ahmed Shiekh Ali Heelaale1001

Abwaan Ahmed Shiekh Ali Heelaale MP3

5STAR

0a20d120

 Fu’aad Aadan Cadde

Fu’aad Aadan Cadde

-

 

Abwaan Abdullahi Shiekh Farax (Abdullahi Kaad)

Abwaan Abdullahi Shiekh Farax (Abdullahi Kaad) MP3

5STAR

-

Waa Gabay Dhulka Ladhacaya Dhulbahante waana hubaal in ay Ka Gil Gilan doonaan Hadii ay Dhagaystaan waxaana Gabaygan Tiriyay Abwaan Absame ah oo Jidwaaq ah Gaar ahaan Abuskuul .

Mobile ku dhagayso soona rogo

AbsameMP3

 

 

 

-

Facebooktwittergoogle_plus