Shirkii Beeldaajaha Guud Cali Saleebaan iyo Beesha Ismaciil Cali

Facebooktwittergoogle_plus

Shirkii Beeldaajaha Guud Cali Saleebaan iyo Beesha Ismaciil Cali oo ka dhacay Bosaso ayaa Beeldaajaha lagu Siiyay warbixintii uu ka sugaayay Nabadoonada iyo Caaqilka Guud ee Beesha Ismaaciil Cali iyo Baaqiisii Nabadeenta .

Beeldaaje Maxamed oo ka dhagaystay Nabadoonada iyo Caaqilka Guud ee Beesha Ismaaciil Cali Socodkoodii lagu Gaarsiinaya Deegaamo Balaaran oo Beesha degto . Beeldaaje Maxamed oo aad ugu farxay sida ay u qaateen Beesha Ismaaciil Cali Nabada Beeldaaje Maxamed oo aad ugu Duceeyay Kulan kii Xalay .

Beeldaaje Maxamed oo Markiiba la hadlay Boqor Burhaan oo horay u codsaday in uu Gogol dhigayo ayaa Beeldaaje Maxamed ku war galiyay Hoo´shii Dhankooda in ay soo qabteen Hadana ay diyaar u yahiin in la is hor fadhiisto…

Facebooktwittergoogle_plus