WAR DEG-DEG AH : Weerar ka dhacay caawa Magaalada laascaanood.

Facebooktwittergoogle_plus

Waxaa caawa magaalada laascaanood ka dhacay weerar Ugub ku ah magaalada laascaanood kaaso ka dhacay Badhtamaha magaalada.   Fiidkii Hore caawa ayaa magaalada laascaanood gaar ahaan suuqa waxaa lagu Dhex Dilay haweenay kamid ah Kuwa Gobolka sool.  

Haweenaydan ayaa Dilkeeda Loo adeegsaday Midi/Toorey waxaana U adeegsaday isla haweenay kale oo aan la aqoonsan xiligaasi kana Baxsaday Goobta.   Weerarkan lagu Qaaday haweenayda islamarkaana ay Ku qaaday Haweenay kale ayaa U geestay Dhaawac weyn Gabadha la Toorayeeyay waxaana loola cararay Cusbitaalka iyadoo qabta Dhaawac Culus.  

Waa markii ugu horeesay Weerar Hubaysan oo haweenku isku adeegsanayan Midiyo oo ka dhaco Goobo shaarac ah ama Badhtamam Magaalada

Facebooktwittergoogle_plus