DIGNIIN KULUL : Col Cabdiraxmaan Cabdilaahi Axmednuur (Afweyne) oo shir Saxaafadeed ku qabtay Buuhoodle

Facebooktwittergoogle_plus

KU DHAGAYSO MP3

Col Cabdiraxmaan Cabdilaahi Axmednuur (Afweyne) oo shir saxaafadeed ku qabtay Buuhoodle ayaa sheegay in ciidamada difaaca gobolka Cayn talaabo ciidan ka qaadi doonaan dhaqdhaqaaqyada sharci daradda ah ee Somaliland ka wado gobolka Cayn.

Beesha ” Maxamuud Garaadow ” si wacan u dhagaysta. Beelwaynta ” Dhulbahantow ” Si wacan u Dhagaysta. Reer Puntlandow Si wacan u Dhagaysta. Xadiiskan.

Facebooktwittergoogle_plus