Gudoomiyaha D/Qandala oo Xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi Caalami ah iyo Dowlada Puntland

Facebooktwittergoogle_plus

Gudoomiyaha D/Qandala oo xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday Hayadaha Deeqda bixiya iyo dowlada Puntland taaso Daba socotay Wasiirka Qorsheenta Shire Xaaji Faarax oo 3 bilood ka hor keenay Hayadaan oo soo indho indhaysay sidoo kale wafiga maanta waxaa la socday wasaaradda Arimaha Gudaha, iyo wasaarada Qorshaynta,

Hay’adda Tisplus iyo barnaamijka PCVE ee Puntland, waxayna booqashadoodu daba socotay safar ay magaalada ku yimaadeen bishii April ee sanadkaan markaas oo ay qorteen baahiyaha deegaanka iyo sida ay u kala muhimsanyihiin.

 Gudoomiye .ku/x Degmada Qandala Cabdikhaaliq Ayaa sidoo kale Wafdi Dowlada Puntland iyo Hay’adda Tisplus ku soo wareejiyay Degmada Qadiimiga ee Qandala wafdiga ayaa aad uga helay dhismaha Qadiimiga balse ka naxay waxa ka jira Degmadaan oo ka hartay deegaamada Puntland Xaga Waxbarashada -Caafimaadka Biyaha iyo Korontada . 

Xafiiska Warbaahinta RadioQandala iyo Xumbays tv

Facebooktwittergoogle_plus