Qandala Tuna Factory : Shacabka reer Qandala Waa Shacabka Kaliya ee aan Burburin Hantidii Dalka, Balse Waa Shacab Bixiya Caanshuur ilaa iyo hada Bal aan wax u Qaban Dowlada Puntland iyo Sida Wax loogu qabto Garoowe,Qardho iyo Galkacyo.

Facebooktwittergoogle_plus

Qandala Tuna Factory QANDALA---ARTIKELShacabka reer Qandala Waa Shacabka Kaliya ee aan Burburin Hantidii Dalka Agaasimaha Warshada Kaluunka Maxamed Yaasin Yuusuf ” Juusto ” Waa 70 Jir

Maxamed Yaasin Yuusuf ” Juusto “Waxa uu warshada ka soo shaqeeyay laga soo bilaabo 1958-2015

Faadumo Yaasiin Jaamac = Part One mp3





*************************

Faadumo Yaasiin Jaamac = Part Two mp3








 >>>> SOMALI HERO “JUUSTO” <<<<
WARSHAD SOMALIA AY LEEDAHAY OO AAN XASAN SH.MAXAMUUD IYO GAAS MIDNA AAN RABI OO NINKII AGAASIMAHA KA AHAA XILIGII SIYAAD BARE WALI DOWLAD KU RAADINAYA IN AY KALA WAREEGTO ..

Nearby cities: Qandala, Ee gobolka bari



*************************

Daawo Sida Wax Loogu Qabtay Goboladii kale Ee Puntland Sida Garacad Projekt iyo Qardho Projekt oo lacagta Bixisay D/Puntland lacagtii laga Qaaday Boosaaso Iyo Qandala




















Facebooktwittergoogle_plus