TACSI .. Marxuumad Idil Ladane Salah …..

Facebooktwittergoogle_plus

tacsi-RQ

Waxa Halkaan Tacsi uga diraynaa Dhamaan Qoyska reer Ladane Saalax Deer iyo Hooyadood iyo Caruurtii Marxuumad Drs Idil Ladane Saalax deer

Waxaa Halkaan ka diray Reer Cabdi Cartan

  1. Aabe Cabdi Cartan
  2. Hooyo Caasho Saalax Mire Dhamaan ilmo Cabdi Cartan

Waxaa sidoo kale Halkaan ka diray ilmo Saciid Salaad-Bood iyo Reer Jacfar

  1. Hooyo Xaawo Ciise Qaxiye
  2. Jamiilo Saciid Salaad-Bood iyo Dhamaan reer Saciid

Reer Jacfar

    1. Faadumo Jacfar
    2. Canab Jacfar
    3. Aamino Jacfar
    4. Cabdixakiim Jacfar
    5. CabdiXabiib Jacfar
    6. Ubax Jacfar
    7. Khadar Jacfar
    8. Ayaan Jacfar
    9. Carafo Jacfar

Haddaba, annagoo ka murugeysan , kana tiiraanyeysan geerida Marxuumadda, ayaa waxaan Allah uga baryeynaa inuu u naxariisto,qabrigeedana nuur iyo neecaaw udgoon ku siiyo , Aamiin… Aaamiin.

Bahda Saxaafadda Puntland

RadioQandala iyo ABC-Carmo Radio

  1. Khadar M. Axmed (Jacfar)
  2. Yuusuf Omar ABC-Carmo Radio

Haddaba, annagoo ka murugeysan , kana tiiraanyeysan geerida Marxuumadda, ayaa waxaan Allah uga baryeynaa inuu u naxariisto,qabrigeedana nuur iyo neecaaw udgoon ku siiyo , Aamiin… Aaamiin.

TACSI KU SOCOTO REER YUUSUF DHEERE …..

tacsi-RQ1

MARXUUMAD ARDO YUUSUF DHEERE Ardo yuusuf dheere oo ku geeriyootay Hamilton dalka Canada . Alleh SWT waxaan uga baryeynaa in uu ka waraabiyo Janatul Fardows insha Allah, Ehelkii & Axsaabteedii uu ka siiyo Samir & iimaan… Aamiin, Aamiin WAXAA HALKAAN TACSIDAAN U SOO DIRAR QOYSKII REER YUUSUF DHEERE DADKA HOOS KU QORAN … Waxaa Halkaan

Facebooktwittergoogle_plus