Mooryaan askari laga dhigay iyo VOA-BBC oo qariya dhibaatada ka jirto Muqdisho SH/Dhexe-SH/Hoose

Facebooktwittergoogle_plus

Isbaaro

Mooryaan askari laga dhigay

News@radioqandala.com

Gudoomiyaha maamulka gobolka Shabellaha dhexe Cabdi Jiinoow Calasoow oo khirtay in uu leeyahay Isbaaro .

cabdi-jiinow-calasow

Cabdi Jiinoow Calasoow oo wareysi siiyey Warbaahinta RQ Muqdisho ayaa waxa uu sheegay inay bixiyeen amarkii shalay lagu qaadayey isbaaro taallay deegaanka Ceel cade ee gobolka Shabellaha dhexe.

 

culusow1

Dagaalkii maanta

Facebooktwittergoogle_plus